Home » Wararka Maanta » Taageerayaasha Kooxdii Musiibada Ku Dhacday Ee Chapecoense Oo Codsi U Diray Ronaldinho- Maxay Ka Dalbadeen?

Taageerayaasha Kooxdii Musiibada Ku Dhacday Ee Chapecoense Oo Codsi U Diray Ronaldinho- Maxay Ka Dalbadeen?

Ronaldinho to Chapecoense? Fans launch social media campaign

Taageerayaasha ayaa ku baaqay in Ronaldinho uu u ciyaaro kooxda muusiibadu ku dhacday ee Chapecoense sida lagu soo daabacay maanta warbaahinta bulshada.

Kubadsameyihii hore ee Barcelona ayaa laga codsaday inuu ka qeyb noqdo dib u dhiska lagu sameynayo kooxda musiibada ku dhacday ee Chapecoense

76 qof oo kamid ahaa  81 rakaab ah oo saarnaa diyaarada ayaa dhintay, waxaana kujiray  kooxda reer Brazil oo isku diyaarineysay  finalka Copa Sudamericana.

kooxo dhowr ah oo reer Brazil ah ayaa lagu soo waramayaa in ay amaah kusiin doonaan ciyaartooy kooxda Chapecoense iyadoo taageerayaasha hadda ay codsanayaan in Ronaldinho uu aqbalo u ciyaarista kooxdooda.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/41147/">Taageerayaasha Kooxdii Musiibada Ku Dhacday Ee Chapecoense Oo Codsi U Diray Ronaldinho- Maxay Ka Dalbadeen?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *