Home » Horyaalada » Amaah ayay Chelsea Ku Waashay laakiin Hada Xidigaan Wuxuu Baray Wajigiisa Dhabta Ah, Maxay Sameyn Doonaan ?

Amaah ayay Chelsea Ku Waashay laakiin Hada Xidigaan Wuxuu Baray Wajigiisa Dhabta Ah, Maxay Sameyn Doonaan ?

Wargeyska Daily Mirror ee ka soo baxa dalka England ayaa soo daabacay sheeko xiiso badan oo sheegeysa in Chelsea garabkeeda weerarka uu kordhinayo heshiiska uu kula jiro naadiga.

Chelsea ayaa dooneysa inay ku abaal mariso Victor Moses heshiis cusub maadaama uu la soo baxay qaab ciyaareed wanaagsan tan iyo marii naadiga loo dhiibay Antonio Conte.

Heshiiska uu hada kula jiro naadiga wuxuu dhici donaa sanadka 2019, laakiin Chelsea ayaa dooneysa inay dhisto niyada laacibkaan oo dhowr jeer amaah looga diray naadiga.

Sanadkii la soo dhaafay intii aan Chelsea laga ceyrin Jose wuxuu ku dhowaaday inuu naadiga ka diro xidigaan Nigeria.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/amaah-ayay-chelsea-ku-waashay-laakiin-hada-xidigaan-wuxuu-baray-wajigiisa-dhabta-ah-maxay-sameyn-doonaan/">Amaah ayay Chelsea Ku Waashay laakiin Hada Xidigaan Wuxuu Baray Wajigiisa Dhabta Ah, Maxay Sameyn Doonaan ?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *