Home » Horyaalada » Premier League » Chelsea Oo Dalab Weyn Ka Gudbisay Weeraryahan Uu Jecel Yahay Milkiile Roman- Waa Kuma?

Chelsea Oo Dalab Weyn Ka Gudbisay Weeraryahan Uu Jecel Yahay Milkiile Roman- Waa Kuma?

RUMOURS: Chelsea to make huge bid for Serie A striker Muriel

Chelsea ayaa dalab weyn ka gudbisay weeraryahanka Sampdoria Luis Muriel furmo kasoo imaan kara London bisha Janaayo marka uu furmo, suuqa kala iibsiga sida ay ku warantay Don Balon.

25-sano jirkaan ayaa dhaliyay lix gool 14 kulan oo uu saftay Serie A xilli ciyaareedkan, waxaana tababaraha Blues Antonio Conte uu u sheegay madaxda Blues inay qiimo walba kusoo iibiyaan weeraryahanka.

Kooxda Talyaaniga ayaa u muuqata in ay doonayaan in ay sii heystaan Muriel inkasta kooxo waaweyn uu ka heysto dalab.

Valencia ayaa sidoo kale isha ku heysa weeraryahanka reer Colombia, kaasoo 14 kulan u saftay xulkiisa, laakiin heshiskaan waxaa ugu cad cad kooxda Chelsea.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/chelsea-oo-dalab-weyn-ka-gudbisay-weeraryahan-uu-jecel-yahay-milkiile-roman-waa-kuma/">Chelsea Oo Dalab Weyn Ka Gudbisay Weeraryahan Uu Jecel Yahay Milkiile Roman- Waa Kuma?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *