Home » Falanqeyn » Costa Ama Aguero? De Bruyne Ama Hazard? Yaa Kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Chelsea vs Man City Ka Hor Kulanka Etihad Stadium

Costa Ama Aguero? De Bruyne Ama Hazard? Yaa Kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Chelsea vs Man City Ka Hor Kulanka Etihad Stadium

Todobaadkan ayaa kulan adag waxaa isaga hor imaan doona kooxaha Manchester City iyo Chelsea garoonka Etihad Stadium, iyadoo labada koox hadda ay kujiraan qaab ciyaareedkoodii ugu wanaagsanaa.

xafiiltanka u dhaxeeya labada koox ayaa sanadihii lasoo dhaafay u muuqan karay mid lamid ah kulankooda ciyaarta weyn ee El Cashico, xili labada koox ciyaartooyda ugu qaalisan dunida ay u ciyaaraan.

Ka hor ciyaarta sabtida waxaa shabakadda Metro ay soo saartay shaxda isku darka labada koox iyo ciyaartooyda kusoo baxday.

lineup-1530

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/costa-ama-aguero-de-bruyne-ama-hazard-yaa-kusoo-baxay-shaxda-isku-darka-chelsea-vs-man-city-ka-hor-kulanka-etihad-stadium/">Costa Ama Aguero? De Bruyne Ama Hazard? Yaa Kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Chelsea vs Man City Ka Hor Kulanka Etihad Stadium</a>

One Response to Costa Ama Aguero? De Bruyne Ama Hazard? Yaa Kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Chelsea vs Man City Ka Hor Kulanka Etihad Stadium

  1. mohamed isse aadan Reply

    December 2, 2016 at 8:52 am

    tani waa shaki la inay chelsea badinayso viva chelsea

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *