Home » Horyaalada » Premier League » DEG DEG: Jan Vertonghen Oo Heshiis Cusub Un Saxiixay Kooxdiisa Ka Dhisan Waqooyiga London

DEG DEG: Jan Vertonghen Oo Heshiis Cusub Un Saxiixay Kooxdiisa Ka Dhisan Waqooyiga London

http://images.performgroup.com/di/library/goal_uk/29/82/

Tottenham ayaa xaqiijisay in daafaca dhexe ee reer Belgium Jan Vertonghen qalinka ku duugay heshiis cusub oo ilaa 2019 uu kusii joogayo kooxdiisa.

Waa ciyaaryahankii labaad ee Tottenham qandaraas cusub u saxiixa 24 saac gudahood, iyadoo shalay qalinka uu ku duugay qandaraas waqti dher ah weeraryahanka reer England Hary Kean.

Tababaraha Tottenham ayaa kooxdiisa waxa uu u ilaaliyay dhamaan ciyaartooyda muhiimka ah ee suuqa sida weyn kooxaha ay ka doonayeen xili ciyaareedkaan taasoo ah waxa ugu weyn ee lagu amaani karo macalinka reer Argentina.

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/deg-deg-jan-vertonghen-oo-heshiis-cusub-un-saxiixay-kooxdiisa-ka-dhisan-waqooyiga-london/">DEG DEG: Jan Vertonghen Oo Heshiis Cusub Un Saxiixay Kooxdiisa Ka Dhisan Waqooyiga London</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *