Home » Horyaalada » Premier League » DEG- DEG Jose Mourinho Oo Ganaax Adag Garka Loo Geliyay Kadib Falkii Foosha Xumaa Ee Kulankii West Ham

DEG- DEG Jose Mourinho Oo Ganaax Adag Garka Loo Geliyay Kadib Falkii Foosha Xumaa Ee Kulankii West Ham

Mourinho to serve one-match touchline ban after West Ham fracas

Jose Mourinho ayaa lagu qasbay inuu ka daawado tarabuunka kulanka Manchester United Quarter-final tartanka EFL Cup ay ku wajahayaan caawa kooxda West Ham ka dib markii xiriirka kubada cagta Ingariiska ay ku ganaaxeen hal kulan.

Tababaraha reer Portugal, ayaa sidookale lagu ganaaxay adduun lacaeed dhan £ 16,000, kadib markii uu haraantiyay caagada biyaha kulankii United Premier League Axadii lasoo dhafay la gashay 1-1 West Ham.

Mourinho ayaa kacarooday waqtigaas jaale loo taagay Paul Pogba oo u muuqday inuu isku tuuray xerada ganaaxa kooxda West Ham si rigoore loogu abaalmariyo.

Garsoore Jon Moss ayaa tarabuunka saaray kulankaas macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/deg-deg-jose-mourinho-oo-ganaax-adag-garka-loo-geliyay-kadib-falkii-foosha-xumaa-ee-kulankii-west-ham/">DEG- DEG Jose Mourinho Oo Ganaax Adag Garka Loo Geliyay Kadib Falkii Foosha Xumaa Ee Kulankii West Ham</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *