Home » Wararka Maanta » Gabriel Jesus Oo Galabta Gaaraya Manchester City Si Uu U Bilaabo Noloshiisa Cusub Ee England

Gabriel Jesus Oo Galabta Gaaraya Manchester City Si Uu U Bilaabo Noloshiisa Cusub Ee England

Jesus will arrive in Manchester on Thursday afternoon

Gabriel Jesus ayaa imaan doona magaalada Manchester galabnimada khamiista maanta ah si uu u bilaabo noloshiisa cusub ee kooxdiisa Manchester City.

Jesus, oo 19 jir ah, ayaa u saxiixay heshiis shan sano ah kooxda City xagaagan, lakiin waxaa uu lasii joogay kooxdiisa  Palmeirasinta ka dhiman xili ciyareedkaaam.

Kooxda reer Brazil ayaa loo caleemo saaray horyaalka Brazl, markii kulankii ugu dambeeyay ay la ciyaareen kooxda Chapocoense, oo dhawaan shil diyaaradeed ku dhimatay.

Weeraryahankaan ayaa si weyn ay usugayaan taageerayaasha kooxda Manchester City oo rajo ka leh hanashada Kabab sanadkaan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/gabriel-jesus-oo-galabta-gaaraya-manchester-city-si-uu-u-bilaabo-noloshiisa-cusub-ee-england/">Gabriel Jesus Oo Galabta Gaaraya Manchester City Si Uu U Bilaabo Noloshiisa Cusub Ee England</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *