Home » Horyaalada » Hal Laacib Oo Kooxaha Yurub Indhaha Ku Wada Taageen, Mourinho Oo La Yaaban iyo Juventus Oo Baahi Tartan Geli Doonta

Hal Laacib Oo Kooxaha Yurub Indhaha Ku Wada Taageen, Mourinho Oo La Yaaban iyo Juventus Oo Baahi Tartan Geli Doonta

Kooxaha Juventus iyo Inter ayaa labadaba xiiseynaya xidiga diirada u saaran kooxda Manchester United Victor Lindelof.

Hubaal tartan adag oo laacibkaan ku aadan ayaa dhex mari doonaa Sedexdaan koox oo ka mid ah kuwa ugu waa weyn Yurub.

Kooxda Juve ayay qasab ku noqotay inay suuqa ka raadiyaan daafac wanaagsan maadaama ay dhowr difaac dhaawacyo ka soo gaareen waxayse loolan adag la galayaan Inter iyo Manchester United.

Shabakada Calciomercato.com ayaa ogaatay in laacibkaan ay dalbaneyso kooxdiisa lacag aad u badan maadaama ay hada dalabyo ka heleyso kooxaha ugu waa weyn Yurub.
Jose Mourinho ayaa laacibkaan u raba inuu noqdo bedelka Xidiga uusan u bogin ee Cris Smalling.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/hal-laacib-oo-kooxaha-yurub-indhaha-ku-wada-taageen-mourinho-oo-la-yaaban-iyo-juventus-oo-baahi-tartan-geli-doonta/">Hal Laacib Oo Kooxaha Yurub Indhaha Ku Wada Taageen, Mourinho Oo La Yaaban iyo Juventus Oo Baahi Tartan Geli Doonta</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *