Home » Horyaalada » Premier League » Henrikh Mkhitaryan Oo La Ogaaday Inkaar Waalid Inay Heysato- Looma Ogoleyn Inuu Noqdo Ciyaartooy!! Haddaba Ogow Shaqadii Loo Diyaariyay

Henrikh Mkhitaryan Oo La Ogaaday Inkaar Waalid Inay Heysato- Looma Ogoleyn Inuu Noqdo Ciyaartooy!! Haddaba Ogow Shaqadii Loo Diyaariyay

http://i1.mirror.co.uk/incoming/article9373910.ece/ALTERNATES/s615/

Henrikh Mkhitaryan ayaa shaaca ka qaaday in aabbihiis uusan rabin inuu noqdo ciyaaryahan islamarkaana aysan taas dhici laheyn hadii uu maanta noolaan lahaa.

27-sano jirkaan ayaa kor uu u geeriyooday aabihiin isagoo caruur ah oo ku nool dalkiisa Armenia sanadkii 1989.

Ka dib markii uu xirfadiisa ciyaareed kasoo bilaabay kooxda Pyunik, Mkhitaryan ayaa u wareegay Ukraine iyo Germany ka hor inta uusan ku biirin Manchester United xagaagan.

Waxyaabaha xiisaha leh ee uu ka dhawaajiyay ciyaaryahanka Armenian ayaa ah in aabihiis oo lagu magcaabo Hamlet, uusan jecleyn isaga inuu noqdo ciyaaryahan.

Henrikh Mkhitaryan ayaa hoosta ka xaqiiqay in aabihiis uu jeclaa inuu markasta noqdo isaga qareen ama dhakhtarka, si uu heer wanaagsan kaga gaaro nolosha.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/henrikh-mkhitaryan-oo-la-ogaaday-inkaar-waalid-inay-heysato-looma-ogoleyn-inuu-noqdo-ciyaartooy-haddaba-ogow-shaqadii-loo-diyaariyay/">Henrikh Mkhitaryan Oo La Ogaaday Inkaar Waalid Inay Heysato- Looma Ogoleyn Inuu Noqdo Ciyaartooy!! Haddaba Ogow Shaqadii Loo Diyaariyay</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *