Home » Horyaalada » La Liga Spain » Inkaarta Barcelona Oo Wali Socta, Jahwareerka Enrique Iyo Wiilashiisa Oo Taagan Ka Hor Kulanka El Clasico, Xili Kooxda Heerka Saddexaad Ee Hercules Taako Ay U Dhigtay Markale

Inkaarta Barcelona Oo Wali Socta, Jahwareerka Enrique Iyo Wiilashiisa Oo Taagan Ka Hor Kulanka El Clasico, Xili Kooxda Heerka Saddexaad Ee Hercules Taako Ay U Dhigtay Markale

Hercules celebrate

Kooxda difaacaneysa tartanka Copa del Rey ee Barcelona ayaa barbaro la gashay kooxda heerka seddexaad ee Hercules lugta hore ee wareega ugu dambeeyay 32 koox ee Copa del Rey.

David Mainzayaa qeybtii labaad hogaanka si lama filaan ah ugu dhiibay kooxdiisa kadib markii uu dhaliyay gool qurxu badan ka naxiyay jamaahiirta Barceloa.

Laakiin wiilka dhalinyarada ah ee Carles Alena ayaa usoo celiyay Barcelona goolka barbaraha kulan ay seegeen weerarka MSN ee Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar.

Barcelona ayaa wajihi doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid kulan katirsan La Liga Sabtidii soosocda.

Kooxda heysata horyaalka ayaa ciyaareysa kulanka Real Madrid iyadoo kujirta kaalinta labaad ee horyaalka, waxaa lix dhibcood ay ka dambeeyaan kooxda Zinedine Zidane.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/inkaarta-barcelona-oo-wali-socta-jahwareerka-enrique-iyo-wiilashiisa-oo-taagan-ka-hor-kulanka-el-clasico-xili-kooxda-heerka-saddexaad-ee-hercules-taako-ay-u-dhigtay-markale/">Inkaarta Barcelona Oo Wali Socta, Jahwareerka Enrique Iyo Wiilashiisa Oo Taagan Ka Hor Kulanka El Clasico, Xili Kooxda Heerka Saddexaad Ee Hercules Taako Ay U Dhigtay Markale</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *