Home » Horyaalada » La Liga Spain » ISKA ILOW C R 7: Philippe Coutinho Oo Doortay Saddexda Ciyaaryahan Ee Waqtigaan Ugu Wanaagsan Dunida- Waa Kuma?

ISKA ILOW C R 7: Philippe Coutinho Oo Doortay Saddexda Ciyaaryahan Ee Waqtigaan Ugu Wanaagsan Dunida- Waa Kuma?

Xiddiga Liverpool Philippe Coutinho ayaa cirka sii galiyay sheekooyinka xanta ah ee la xiriirinaya kooxda Barcelona kadib markii uu amaanay kala duldhacay seddexda weeraryahan ee loo yaqaano MSN, Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar.

Philippe Coutinho ayaa shaaca ka qaaday in ay u qalmaan sadexdaasi weeraryahan abaalmarinta Ballon d’Or – isagoo meesha ka saaray Cristiano Ronaldo.

Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa ka saacidaya kooxdiisa Reds in ay u tartamaan horyaalka Premier League laakiin waxaa soo gaaray dhaawac kulankii ugu dambeeyay Horyaalka oo ay kooxdiisa 2-0 kaga badiyeen Sunderland.

Coutinho ayaa hadda qaba in xiddigaha ka ciyaara garoonka Camp Nou Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar ay yihiin ciyaartooyda ugu wanaagsan dunida.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/iska-ilow-c-r-7-philippe-coutinho-oo-doortay-saddexda-ciyaaryahan-ee-waqtigaan-ugu-wanaagsan-dunida-waa-kuma/">ISKA ILOW C R 7: Philippe Coutinho Oo Doortay Saddexda Ciyaaryahan Ee Waqtigaan Ugu Wanaagsan Dunida- Waa Kuma?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *