Home » Horyaalada » La Liga Spain » ISKA ILOW CR 7: Toni Kroos Oo Magcaabay Laba Ciyaaeryahan Oo Real Madrid Ah Inay Qaataan Dhalashada Germany- Waa Kuwee?

ISKA ILOW CR 7: Toni Kroos Oo Magcaabay Laba Ciyaaeryahan Oo Real Madrid Ah Inay Qaataan Dhalashada Germany- Waa Kuwee?

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid iyo xulka Germany Toni Kroos ayaa shaaca ka qaaday in labo ciyaaryahan oo Real Madrid ah uu jeclaan lahaa inay kala garab ciyaaraan qaranka Jarmalka.

Waxa la yaab leh, in 26-sano jirkan uu ka tagay ciyaaryahanka ay Real Madrid sida weyn u xushmeyso ee Cristiano Ronaldo, lakiin waxa uu doortay laba kale oo magacyo waa weyn ah kuwasoo kasoo muuqday shaxdiisa uu Jarmalka uu u xushay.

Luka Modric iyo Gareth Bale ayaa kasoo doortya Real Madrid si ay kula biiraan qaranka Germany.

Shaxda ayaana uu ka dhigay sidaan

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/iska-ilow-cr-7-toni-kroos-oo-magcaabay-laba-ciyaaeryahan-oo-real-madrid-ah-inay-qaataan-dhalashada-germany-waa-kuwee/">ISKA ILOW CR 7: Toni Kroos Oo Magcaabay Laba Ciyaaeryahan Oo Real Madrid Ah Inay Qaataan Dhalashada Germany- Waa Kuwee?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *