Home » Horyaalada » La Liga Spain » Iska Ilow Messi & Neymar JR- Cristian Ronaldo Oo Kusoo Biiray Liiska Ciyartooyda Lunsaday Canshuurtii Lagu Lahaa

Iska Ilow Messi & Neymar JR- Cristian Ronaldo Oo Kusoo Biiray Liiska Ciyartooyda Lunsaday Canshuurtii Lagu Lahaa

Ronaldo in a Nike advert

Kiiska canshuurta ayaa kusoo laablaaabtay Horyaalka La Liga iyadoo ciyaartooyda Barcelona hore maxkamada lagu soo taagay kiiskaan.

Lakiin hadda waxaa kusoo biiray liiska ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Real Madrid Cristian Ronaldo kaasoo loo heytso inuu lunsaday canshuur intii uu joogay Spain.

Romaldo ayaa lagu eedeeyay inuu wada shaqeyn fiican la leeyahay shirkada laga leeyahay Republic of Ireland, ee Multisports & Image Management Ltd. taasoo la aaminsan yahay in qiimo ka jaban 12.5 boqolkiiba canshuurta Yurub ay usoo xareysay Cr 7.

El Confidencial ayaa shaaca ka qaaday in Ronaldo uu sidookale daqli faro badan ka helay heshiisyo kala duwan oo uu kula jiro Nike, Toyota, KFC, Unilever, iyo Konami.

Haddii falkan lagu soo eedeeyay lagu helo Ronaldo ayaa wajihi doono maxkamad si loo xukumo.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/iska-ilow-messi-neymar-jr-cristian-ronaldo-oo-kusoo-biiray-liiska-ciyartooyda-lunsaday-canshuurtii-lagu-lahaa/">Iska Ilow Messi & Neymar JR- Cristian Ronaldo Oo Kusoo Biiray Liiska Ciyartooyda Lunsaday Canshuurtii Lagu Lahaa</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *