Home » Horyaalada » Bundesliga » Ka Dib Dalabyadii Michael Kean Iyo Antonio Rudiger Chelsea Oo Dalab Kale ka Gudbisay Daafac Loo Bogay

Ka Dib Dalabyadii Michael Kean Iyo Antonio Rudiger Chelsea Oo Dalab Kale ka Gudbisay Daafac Loo Bogay

Chelsea ayaa la soo sheegayaa inay xiiseyneyso daafaca Hoffenheim Niklas Sule wuxuuna yahay xidiga koowaad ee la filayo inuu imaanayo janaayo garoonka Blues.

Macalinka Blues Antonio Conte ayaa raba inuu u dhaqaaqo daafac dhexe oo tayo wanaagsan leh wuxuuna hore xiriiro ula sameeyay daafaca Burnley Michael Keane iyo midka Roma Antonio Rudiger.

Horaantii xilli ciyaareedkaan, wakiilkaan Sule ninka lagu magacaabo Karlheinz Forster ayaa sheegay in Chelsea ay dooneyso inay hesho saxiiixa kalyantigiisa, aqbaartaasna axaa laga soo xigtay ESPN, Kooxda England ayaa ka faaiideysan doonta marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
Sule, waa 21-sano jir wuxuu leeyahay mustaqbal fiican.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/ka-dib-dalabyadii-michael-kean-iyo-antonio-rudiger-chelsea-oo-dalab-kale-ka-gudbisay-daafac-loo-bogay/">Ka Dib Dalabyadii Michael Kean Iyo Antonio Rudiger Chelsea Oo Dalab Kale ka Gudbisay Daafac Loo Bogay</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *