Home » Horyaalada » La Liga Spain » LAMA FILAAN: Daawo Theo Walcott Oo Jabiyay Caawa Rikoor Muddo U Yaalay Saaxirka Barcelona Lional Messi

LAMA FILAAN: Daawo Theo Walcott Oo Jabiyay Caawa Rikoor Muddo U Yaalay Saaxirka Barcelona Lional Messi

Arsenal Theo Walcott ayaa dhigay rikoor wali adduunka aan lagu arag kadib markii uu xakameeyay ama koontaroolay kubad jawi aad kaga sareeya dhula ku soctay.

xididga caalamiga ah ee dalka England ayaa ka qeyb qaatay tartan ay tababarka kooxdiisa ku sameeyeen, saxiibadiisa Laurent Koscielny, Francis Coquelin iyo Nacho Monreal.

Afarta ciyaaryahan ayaa ku loolamay xakameynta kubadda sare ka timid, iyadoo Walcott oo adeegsanaya xirfadiisa gaar ah uu ku guuleystay inuu xakameeyo kubada uu laga soo tuuray meel 34 mitir ujirta dhulka.

Walcott ayaa rikoorkii hore ee kontaroolkaaan waxa uu dhaafay laba mitir isagoo shahaado hadda ka helay shirkadda Guinness Book of Records oo ah shabakada diiwaan gelisa dhacdooyinka gaar ah ee dunida.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO RIKOORKAAN WAALIDA AH

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/lama-filaan-daawo-theo-walcott-oo-jabiyay-caawa-rikoor-muddo-u-yaalay-saaxirka-barcelona-lional-messi/">LAMA FILAAN: Daawo Theo Walcott Oo Jabiyay Caawa Rikoor Muddo U Yaalay Saaxirka Barcelona Lional Messi</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *