Home » Horyaalada » La Liga Spain » Luis Enrique Oo War Wanaagsan Ka Helay Xaalada Dhaawac Ee Kooxdiisa Ka Hor Kulanka El Clasico- Yaa Dib Usoo Laabtay?

Luis Enrique Oo War Wanaagsan Ka Helay Xaalada Dhaawac Ee Kooxdiisa Ka Hor Kulanka El Clasico- Yaa Dib Usoo Laabtay?

http://estaticos.sport.es/resources/jpg/6/3/

Barcelona ayaa barbaro naxdin leh la gashay kulankii ugu dambeeyay kooxda Hercules habeen ka hor, laakiin hadda waxay awood ahaan isku diyaarinayaan kulanka EL clasico oo ka dhacaya Camp Nou sabtida.

Luis Enrique ayaa helay war wanaagsan ka hor kulanka Real Madrid ay soo dhaweynayaan,iyadoo Gerard Pique iyo Jordi Alba kusoo laabteen tababarka.

labada daafac ayaa dhaawacyo ku seegay kulaankii ugu dambeeyay Horyaaalka ee Real Sociedad waxaana taageerayaasha cabsi ay ka qabeen in labada ciyaaryahan ay seegaan kulanka El Clasico.

Daafaca dhexe ee Pique ayaa seegay kulankii garoonka Anoeta ee ka dhanka ahaa kooxda Real Sociedad kadib markii uu dareemay xanuun canqowga ah.

si kastaba ha ahaatee, labada ciyaryahan ayaa hadda la xaqiijiyay in ay diyaar u yihiin ciyaarta adag ee kooxda Real Madrid ay wajahayaan Barcelona.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/luis-enrique-oo-war-wanaagsan-ka-helay-xaalada-dhaawac-ee-kooxdiisa-ka-hor-kulanka-el-clasico-yaa-dib-usoo-laabtay/">Luis Enrique Oo War Wanaagsan Ka Helay Xaalada Dhaawac Ee Kooxdiisa Ka Hor Kulanka El Clasico- Yaa Dib Usoo Laabtay?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *