Home » Horyaalada » Premier League » Ma Doonayo Inaan Kula Shaqeeyo: Xiddig Bartilmaameed U Ahaa Man Utd Oo Iska Diiday Inuu Ka Hoos Ciyaaro Jose Mourinho- Waa Kuma?

Ma Doonayo Inaan Kula Shaqeeyo: Xiddig Bartilmaameed U Ahaa Man Utd Oo Iska Diiday Inuu Ka Hoos Ciyaaro Jose Mourinho- Waa Kuma?

ISTANBUL, TURKEY - SEPTEMBER 24: Bruma (20) of Galatasaray celebrates after scoring a goal during the Turkish Spor Toto Super Lig football match between Besiktas and Galatasaray at Vodafone Arena in Istanbul, Turkey on September 24, 2016. (Photo by Salih Zeki Fazlioglu/Anadolu Agency/Getty Images)

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Galatasaray Bruma ayaa sheegay inuusan diyaar u aheyn la shaqeynta Jose Mourinho, isagoo qiray inuu jeclaan lahaa inuu u ciyaaro Manchester United oo uusan kusugneyn Jose Mourinho.

ciyaaryahanka 22-sano jirka ah ayaa bartilmaameed sare u ah kooxda United, inkastoo dagaal ay kala kulmayaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea.

Bruma ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Mourinho si cad ugu sheega inuusan diyaar u aheyn ka hoos shaqeyntiisa.

‘Wax walba waa macquul, anigu ma ma doonayo inana la shaqeeyo Jose Mourinho Bruma ayaa u sheegay wargeyska A Bola,

“Mourinho waa tababare weyn. Dhamaan ciyaartoyda way jecel yihiin in ay la shaqeeyaan laakiin sidaaas waan ka duwanahay aniga ayuu hadalkiisa ku daray tababarahaan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/ma-doonayo-inaan-kula-shaqeeyo-xiddig-bartilmaameed-u-ahaa-man-utd-oo-iska-diiday-inuu-ka-hoos-ciyaaro-jose-mourinho-waa-kuma/">Ma Doonayo Inaan Kula Shaqeeyo: Xiddig Bartilmaameed U Ahaa Man Utd Oo Iska Diiday Inuu Ka Hoos Ciyaaro Jose Mourinho- Waa Kuma?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *