Home » Horyaalada » La Liga Spain » Maxaa Ka Jira In Cristiano Ronaldo Ugu Deeqay €3million Kooxdii Ciyaartooydeeda Ku Geeriyoodeena Burburkii Diyaaradeed Ee Colombia?

Maxaa Ka Jira In Cristiano Ronaldo Ugu Deeqay €3million Kooxdii Ciyaartooydeeda Ku Geeriyoodeena Burburkii Diyaaradeed Ee Colombia?

Habeenimadii Talaadada, qaar ka mid ah saxaafadda ayaa baahisay in Cristiano Ronaldo ugu deeqay €3million  dadkii ku waxyeeloobay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Colombia.

Shilkaan ayaa waxaa ku geeriyooday dhamaan ciyartooydii kooxda heerka koowaad ee dalka Brazil Chapecoense.

76 kamid ah 81 rakaab ah oo saarnaa ayaa geeriyooday kadib markii ay cilad ku timid diyaarada.

Ronaldo ayaa la sheegay in aysan run aheyn wararka laga baahiyay ee sheegayay inuu lacag ugu deeqay dadkaasi ku waxyeeloobay diyaarada, laakiin ogow waa mid kamid ah dadka samafalka ugu badan bixiya isboortiga.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/maxaa-ka-jira-in-cristiano-ronaldo-ugu-deeqay-e3million-kooxdii-ciyaartooydeeda-ku-geeriyoodeena-burburkii-diyaaradeed-ee-colombia/">Maxaa Ka Jira In Cristiano Ronaldo Ugu Deeqay €3million Kooxdii Ciyaartooydeeda Ku Geeriyoodeena Burburkii Diyaaradeed Ee Colombia?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *