Home » Falanqeyn » Messi Ama CR 7, Neymar Ama Suarez- Yaa kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Barcelona vs Real Madrid- Xiddigo Muhiim Ah Ayaa Ka Maqan Shaxda

Messi Ama CR 7, Neymar Ama Suarez- Yaa kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Barcelona vs Real Madrid- Xiddigo Muhiim Ah Ayaa Ka Maqan Shaxda

kk

Habeen dambe ayaa waxaa laga ciyaari doonaaa dalka Spain kulanka ugu adag kubadda cagta kaasoo ah midka u dhaxeeya kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.

Labadaan koox oo aad u xifaaltama waxaa ciyaartooda looga yaqaanaa dunida El Clasico, waana kuwo kamid ah kooxaha dunida ugu guulaha badan tariikhda.

Haddaba ka hor kulankaasi El clasico, waxaan eegi doona kooxda ugu fiican ee kasoo baxday marka la isku daro ciyaartooyda Barcelona iyo Real Madrid.

Shabakadda ciyaaraha Goal.com ayaan kasoo xiganay shaxdii ugu fiicneyd ee marka la isku daray labada koox iyadoo ciyaartooy muhiim ah laga waayay shaxdaan.

Waxaa ka maqan weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez kaasoo loo arko mid kamid ah ciyaarooyda ugu sameynta badan kulanka El Claasico.

Haddaba Dhaxda oo dhan ayaa kala ah

11

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/messi-ama-messi-neymar-ama-suarez-yaa-kusoo-baxay-shaxda-isku-darka-barcelona-vs-real-madrid-xiddigo-muhiim-ah-ayaa-ka-maqan-shaxda/">Messi Ama CR 7, Neymar Ama Suarez- Yaa kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Barcelona vs Real Madrid- Xiddigo Muhiim Ah Ayaa Ka Maqan Shaxda</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *