Home » Horyaalada » Premier League » NASIIB XUMAA: Koox Ka Dhisan Premier League Oo Iska Diiday Fursad Ay Kula Saxiixan Kartay Luis Suarez Iyo Eden Hazard- Ogow Sababta?

NASIIB XUMAA: Koox Ka Dhisan Premier League Oo Iska Diiday Fursad Ay Kula Saxiixan Kartay Luis Suarez Iyo Eden Hazard- Ogow Sababta?

Image result for Suarez and Hazard Tottenham

Harry Redknapp ayaa u dhaqaaqay saxiixa Luis Suarez iyo Eden Hazard intii uu ahaa tababaraha kooxda Tottenham.

Redknapp ayaa ugu danbeyn ku dhameysatay kaalinta Afaraad ee kala sareynta Horyaalka xilli ciyaareedkii 2011-12 waqtigaasoo uu sidookale gaaray semi-finalka FA Cup.

Markaas oo lala xiriirinayay shaqada xulka England, 69-sano jirkaan ayaa sheegay in Spurs ay ku dhawaatay saxiixa labada xiddig ee Suarez iyo Hazard.

“Waxaan isku dayay in aan kusoo biiriyo kooxda Tottenham labada ciyaaryahan, Redknapp ayaa u sheegay talkSPORT.

“Waxaan helay Louis Saha iyo Ryan Nelsen oo ahaa kuwo beeca xorta ah lagu heli karay ayuu yiri macalinkii hore ee Tottenham.

Luis Suarez ayaa ahaa ciyaaryahankii ugu badnaa ee aan filanaynay laakiin wax walba sidii loo baahna uma dhicin waqtigaas ayuu hadalkiisa ku daray Harry Redknapp.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/nasiib-xumaa-koox-ka-dhisan-premier-league-oo-iska-diiday-fursad-ay-kula-saxiixan-kartay-luis-suarez-iyo-eden-hazard-ogow-sababta/">NASIIB XUMAA: Koox Ka Dhisan Premier League Oo Iska Diiday Fursad Ay Kula Saxiixan Kartay Luis Suarez Iyo Eden Hazard- Ogow Sababta?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *