Home » Qaramada » RASMI: Gareth Southgate Oo Si Rasmi Ah Loogu Magcaabay Shaqada Xulka Qaranka England

RASMI: Gareth Southgate Oo Si Rasmi Ah Loogu Magcaabay Shaqada Xulka Qaranka England

Southgate named permanent England manager

Gareth Southgate ayaa loo magacaabay tababaraha rasmiga ah ee xulka England kadib war qoraal ah oo kasoo baxay xiriirka kubada cagta FA-ga.

Tababarahaan ayaa heshiis afar sanno ah oo ku eg ilaa dhamaadka Euro 2020 la gaaray xulka qaran kubadda cagta England oo uu hore si ku meel gaar ah ugu hogaaminayay.

Tababarihii hore ee England Under 21-ayaa shaqada xulka si ku meel gaar ah loogu dhiibay dhamaadkii bishii September ka dib markii lagu bedelay Sam Allardyce oo fadeexad soo wajahday.

Southgate ayaa badiyay Afar kulan si ku meel gaar ah u hogaamiyay xulka Three Lions isagoo badiyay laba kulan halka labada kale barbaro uu galay.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/rasmi-gareth-southgate-oo-si-rasmi-ah-loogu-magcaabay-shaqada-xulka-qaranka-england/">RASMI: Gareth Southgate Oo Si Rasmi Ah Loogu Magcaabay Shaqada Xulka Qaranka England</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *