Home » Falanqeyn » Shan Sababood Oo Ay Kooxda Real Madrid Ku Guuleysan Karto Kulanka El Clasico

Shan Sababood Oo Ay Kooxda Real Madrid Ku Guuleysan Karto Kulanka El Clasico

sababxilli ciyaareedkan, waxaa jira hadal heyn badan oo ku saabsan kulanka adage e dunida laga wada sugayo kaasoo u dhaxeeya kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Ronaldo ayaana durbaba ka dhaliyay 16 gool kulanka loo yaqaano El Clasico waxaana ka sareeya kaliya Alfredo Di Stefano iyo Lionel Messi oo goolasha ugu badan ka dhaliyay kulankaan.

Ciyaarta u dhaxeysa Barcelona iyo Real Madrid ayaa ka dhici doonta garoonka Barcelona isbuuca soosocda, iyadoo la rajeynayo in isbedel badan ay la timaado kooxda Barcelona oo qaab ciyaareed liita kujirta.

Halkaan waxaan kusoo gudbin doonaa aqristayaasheena sharafta badanow, shan sabab oo ay Real Madrid ugu guuleysan karto kulanka loo yaqaano El Clasico.

# 1 Ronaldo oo wadada gool dhalinta kusoo laabtay

# 2 Weerarka counter oo si waali ah ay u qaado Real Madrid

# 3 Dhaawacyada ciyaartoyda muhiimka ah ee Barcelona

# 4 Sameynta macalinimo ee Zinedine Zidane

# 5 Barcelona oo haatan ku jirta baxsadkii ugu xumaa

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/shan-sababood-oo-ay-kooxda-real-madrid-ku-guuleysan-karto-kulanka-el-clasico/">Shan Sababood Oo Ay Kooxda Real Madrid Ku Guuleysan Karto Kulanka El Clasico</a>

3 Responses to Shan Sababood Oo Ay Kooxda Real Madrid Ku Guuleysan Karto Kulanka El Clasico

  1. bukhaari Reply

    November 29, 2016 at 12:21 pm

    hadaba daydana waa tan
    1-soo laabashada umtiti iyo Iniasta
    2-Mqnaanshaha kroos morata pale varane
    3-inagoo ciilqabna barbarihii real socidad

  2. bukhaari Reply

    November 29, 2016 at 12:30 pm

    4-IYO waliba garoonka lagu dheelayo oo ah cumb nou.

  3. camali Reply

    November 29, 2016 at 1:07 pm

    R.yigaaga ayaad ka hadashay ciyaartiu u dambeysey ee ay ciyaarto real madrid 2 1 ku badisay waad arkaysey ciyaarliidata ayey soo ban dhigtay real weliba rinaldo aad faaninaysud waad arkeysa intuu goolal cunay hadaba sxb waxaan kuu sheegayaa clasicci weeye laguma qiimeeyo ciyaar xumida ay ku jiraan kooxo waadna arki doontaa barcelina qaabka ay lasoi shir tagti iyo mucjisada ay muujiso hadhoow yaan lagu waayin adiga waxa kaa dhex guuxeysa real madrid balse waan eegnaa dhirbaaxada kusoo dhaca

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *