Home » Horyaalada » Premier League » Waa Kuma Ciyaaryahanka Arsenal Ay Usoo Iibsan Doonto Bedelka Santi Cazorla Bisha January

Waa Kuma Ciyaaryahanka Arsenal Ay Usoo Iibsan Doonto Bedelka Santi Cazorla Bisha January

Bring Cesc back: Arsenal fans want Wenger to re-sign Fabregas after Cazorla blow

Taageerayaasha Arsenal dhibaato xun wajahay bishii November iyagoo hadda isku diyaarinaya bisha December oo ay sugayaan guulo badan.

Si kastaba ha ahaatee, kaliya dhowr saacadood markii la galay bisha cusub, Arsene Wenger ayaa la kulmay dhabar jab weyn kadib markii la xaqiijiyay in Santi Cazorla garoomada ka maqnaan doono muddo saddex isbuuc ah.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii Gunners ay 6-0 guusha ah ka gaareen kooxda Ludogorets bartamihii October.

Dhaawaca Cazorla ayaa keenay in Wenger uu ka fakiro ciyaaryahankii uu ku bedeli laha, laakiin durba taageerayaasha kooxda waqooyiga London ka dhisan ayaa ka codsaday macalin Wenger inuu dib usoo celiyo Cesc Fabregas si uu u buuxiyo booska Santi Cazorla.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/waa-kuma-ciyaaryahanka-arsenal-ay-usoo-iibsan-doonto-bedelka-santi-cazorla-bisha-january/">Waa Kuma Ciyaaryahanka Arsenal Ay Usoo Iibsan Doonto Bedelka Santi Cazorla Bisha January</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *