Home » Horyaalada » Premier League » WARAR XAN AH: Liverpool Oo £ 20m Kula Soo Wareegeysa Weeraryahan Bartilmaameed U Ah Arsenal Iyo Tottenham

WARAR XAN AH: Liverpool Oo £ 20m Kula Soo Wareegeysa Weeraryahan Bartilmaameed U Ah Arsenal Iyo Tottenham

RUMOURS: Liverpool to offer £20m for Celtic striker Dembele

Liverpool ayaa isku diyaarineysa inay £20 milyan kula soo wareegto weeraryahanka Celtic Mousa Dembele marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, sida laga soo xigtay Glasgow Live.

Jurgen Klopp, ayaa doonaya in uu ku Garaaco weeraryahanka kooxo badan oo ka dhisan Horyaalka Premier League,

Liverpool ayaa wakiilo daawado u dirtay ciyaaryahanka shan jeer xilli ciyaareedkan waxaana lasugayaa in ay soo xero geliyaan bisha January.

Dembele ayaa dhaliyay 17 gool xili c Scottish biiray xagaaiyaareedkaan Horyaalka Scotland iyadoo Brendan Rodgers laga yabo inuu dhageysto dalabyada kooxdiisii hore.

Arsenal iyo Tottenham ayaa hore dalab qaali ah ugu gudbiyay kooxda Celtic ee, iyadoo 20-sano jirkaan macquul ay tahay in Premier League usoo dhaqaaqo bisha January.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/warar-xan-ah-liverpool-oo-20m-kula-soo-wareegeysa-weeraryahan-bartilmaameed-u-ah-arsenal-iyo-tottenham/">WARAR XAN AH: Liverpool Oo £ 20m Kula Soo Wareegeysa Weeraryahan Bartilmaameed U Ah Arsenal Iyo Tottenham</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *