Home » Falanqeyn » WARBIXIN: Ronaldo & Messi Oo Kula Biiray 16 Ciyaaryahan Oo Ka Ciyaarta Premier League 55-Xiddig Ee U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro – Iyadoo Hal Ciyaaryahan Xulka England Ay Ku Yeesheen Liiskaan

WARBIXIN: Ronaldo & Messi Oo Kula Biiray 16 Ciyaaryahan Oo Ka Ciyaarta Premier League 55-Xiddig Ee U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro – Iyadoo Hal Ciyaaryahan Xulka England Ay Ku Yeesheen Liiskaan

Weeraryahanka kooxda Leicester City Jamie Vardy ayaa ah ciyaaryahanka kaliya ee Ingiriiska u dhashay ee loomagcaabay liiska 55-ka ciyaaryahan ee usharaxan kooxda Fifa ee loo yaqaano FIFPro.

Vardy, oo 29 jir ah, waxaa uu dhaliyay 24 gool markaasoo uu ka caawiyay kooxdiisa Dawacooyinku in ay ku guuleysato Premier League xilli ciyaareedkii hore.

Kabtanka Manchester United Wayne Rooney ayaa ka maqan liiska musharaxiinta markii ugu horeysay 12-sano kadib.

Weeraryahanka Wales iyo Real Madrid Gareth Bale ayaa isna kujira liiskaan sannadkii labaad oo isku xigta.

saaxiibkiisa kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo gool hayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa ku jira liiskaan.

Haddaba Liiska oo Dhan ayaa kala ah

Goolhayaha (5): Claudio Bravo (Chile/Barcelona/Manchester City), Gianluigi Buffon (Italy/Juventus), David de Gea (Spain/Manchester United), Keylor Navas (Costa Rica/Real Madrid) and Manuel Neuer (Germany/Bayern Munich).

Daafacyada (20): David Alaba (Austria/Bayern Munich), Jordi Alba (Spain/Barcelona), Serge Aurier (Ivory Coast/Paris St Germain), Hector Bellerin (Spain/Arsenal), Jerome Boateng (Germany/Bayern Munich), Leonardo Bonucci (Italy/Juventus), Dani Carvajal (Spain/Real Madrid), Giorgio Chiellini (Italy/Juventus), Dani Alves (Brazil/Barcelona/Juventus), David Luiz (Brazil/Paris St Germain/Chelsea), Diego Godin (Uruguay/Atletico Madrid), Mats Hummels (Germany/Borussia Dortmund/Bayern Munich), Philipp Lahm (Germany/Bayern Munich), Marcelo (Brazil/Real Madrid), Javier Mascherano (Argentina/Barcelona), Pepe (Portugal/Real Madrid), Gerard Pique (Spain/Barcelona), Sergio Ramos (Spain/Real Madrid), Thiago Silva (Brazil/Paris St Germain) and Raphael Varane (France/Real Madrid).

Khadka dhaxe (15): Xabi Alonso (Spain/Bayern Munich), Sergio Busquets (Spain/Barcelona), Kevin De Bruyne (Belgium/Manchester City), Eden Hazard (Belgium/Chelsea), Andres Iniesta (Spain/Barcelona), N’Golo Kante (France/Leicester/Chelsea) Toni Kroos (Germany/Real Madrid), Luka Modric (Croatia/Real Madrid), Mesut Ozil (Germany/Arsenal), Dimitri Payet (France/West Ham), Paul Pogba (France/Juventus/Manchester United), Ivan Rakitic (Croatia/Barcelona), David Silva (Spain/Manchester City), Marco Verratti (Italy/Paris St Germain) and Arturo Vidal (Chile/Bayern Munich).

Weeraryahan (15): Sergio Aguero (Argentina/Manchester City), Gareth Bale (Wales/Real Madrid), Karim Benzema (France/Real Madrid), Cristiano Ronaldo (Portugal/Real Madrid), Paulo Dybala (Argentina/Juventus), Antoine Griezmann (France/Atletico Madrid), Gonzalo Higuain (Argentina/Napoli/Juventus), Zlatan Ibrahimovic (Sweden/Paris St Germain/Manchester United), Robert Lewandowski (Poland/Bayern Munich), Lionel Messi (Argentina/Barcelona), Thomas Muller (Germany/Bayern Munich), Neymar (Brazil/Barcelona), Alexis Sanchez (Chile/Arsenal), Luis Suarez (Uruguay/Barcelona) and Jamie Vardy (England/Leicester).

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/warbixin-ronaldo-messi-oo-kula-biiray-16-ciyaaryahan-oo-ka-ciyaarta-premier-league-55-xiddig-ee-u-sharaxan-abaalmarinta-fifpro-iyadoo-hal-ciyaaryahan-xulka-england-ay-ku-yeesheen-liiskaan/">WARBIXIN: Ronaldo & Messi Oo Kula Biiray 16 Ciyaaryahan Oo Ka Ciyaarta Premier League 55-Xiddig Ee U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro – Iyadoo Hal Ciyaaryahan Xulka England Ay Ku Yeesheen Liiskaan</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *