Home » Wararka Maanta » YAAB: Manchester United Oo Lacag Ku Bixineysa In Morgan Schneiderline Ka Tago Old Trafford

YAAB: Manchester United Oo Lacag Ku Bixineysa In Morgan Schneiderline Ka Tago Old Trafford

RUMOURS: Man Utd braced for £20m Schneiderlin bids

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Morgan Schneiderline ayaa xiiso ka helaya kooxaha Everton iyo West Brom, iyadoo Daily Telegraph ay sheegtay in £20 milyan dalab ah loosoo gudbiyay kooxdiisa.

Xiddiga reer France ayaa boos rasmi ah ka wayay garoonka Old Trafford waxaana qasan ah inuu ka dhaqaaqo bisha Janaayo xitaa haddii Red Devils aysan ku heli doonin qiimo £ 24m ah oo ay hore ugu soo iibsadeen sanadkii 2015.

Schneiderlin ayaa hadda ka damnbeeya saxiixa cusub ee United Paul Pogba iyo Ander Herrera, halka Marouane Fellaini iyo Bastian Schweinsteiger ay sidookale u muuqdaan kuwo booska ku ciriirinaya.

27 sano jirkaan ayay u badan tahay inuu bisha January ka tago kooxdiisa,oo xitaa lumin doonota lacago waali ah marka ay suuqa dhigeyso.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.com/wararka/yaab-manchester-united-oo-lacag-ku-bixineysa-in-morgan-schneiderline-ka-tago-old-trafford/">YAAB: Manchester United Oo Lacag Ku Bixineysa In Morgan Schneiderline Ka Tago Old Trafford</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *